Friday, October 31st, 2014
warsim m

Wariye Michael Scott Moore oo Afduub loogu heysto Soomaaliya oo Codsi Jeediyay “Sawiro”

Published on September 28, 2013 by   ·   No Comments

Wariye  Michael Scott Moore oo u dhashay dalka Mareykanka oo afduub ahaan ay u heystaan kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa laga soo qaaday Muuqaal cusub, xili uu gacanta ugu jiro kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida.

Hoos ka eeg sawirada Michael Scott Moore oo xaalada adag ku sugan

1726354

SOMEDIA ADVERT

Readers Comments (0)



Protected by WP Anti Spam

WARARKA CAALAMKA

north korea

DAAWO:- Milatariga waqooyiga kuuriya oo soo bandhigay dhoolatus ciidan oo dunida ku cusub xilli uu Hogaamiye kim jong uu daawanayay (video)

October 31, 2014
dhoolatus ayaa waxaa ka mid ah nin calooshiisa lagu garaacayo faas ama misaar ta geedaha lagu jaro iyo dhagax teesto ...
taliye-boolis

DHEGEYSO:- geeridii taliyaha ciidanka oo looga shakiyay in maqaaxi uu ka cunteeyay lagu sumeeyay

October 31, 2014
geerida taliyaha coodanka booliska ayaa waxaa ay imaatay\ xilli madax da dalka ay is qilaaf san yihiin, waxaana taliya ...
zzz

Cristiano Ronaldo oo laga yaabo in mar sedexaad uu ku guuleysto Ballon d’Or

October 31, 2014
Kadib markii FIFA ay si rasmi ah shaaca uga qaaday 23-ka laacib ee u tartami doonto abaal marinta ...
ilka-xanaf

Gudoomiye Ilka Xanaf oo ka soo horjeestay Garsooreyaal Xilalka laga qaaday{DHAGEYSO}

October 31, 2014
-Shalay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud  waxaa Xilalkii looga qaaday ilaa 21 Garsoore ...
gabadh jaceyl hayo

DAAWO:- Gabadh somali ah oo yurub kunool oo codsi jaceyl usoo dirtay fanaan soomaaliyeed oo caan ah iyadoo ilmaneysa (VIDEO)

October 31, 2014
Gabadaan oo lagu magacaabo zeynab joogtana dalka sweden ayaa waxa ay cadeyneysaa in ay si dhab ah u jeclaatay ...
%d bloggers like this: